Madaxweyne Xasan oo shaaciyay tallaabada xigta qaadista xayiraadda hubka

Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shekh Maxmuud ayaa xalay jeediyay khudbo uu kaga hadlay heerarkii uu soo maray halganka Soomaaliya ay ugu jirtay ka qadista cunaqabateynta hubka ee saarney in ka badan 30 sano, deyn cafinta iyo ku biisrista ururka bulshada Bariga Africa ee EAC.

Wuxuu sheegay in ka qaadista cunaqabateynta aysan wax walba ku dhammanin ee laakiin ay ka dhasheen masuuliyado horleh oo ku aaddan maamulka hubka.

Cabdulqaadir Samakaab ayaa noo soo koobaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Khudbdii Xasan Sheekh ee qaadista cunaqabateynta hubka