Mareykanka oo si degdeg ah Israa'iil uga iibinaya rasaasta taangiga

Israel Palestinians

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka ayaa ansixisay in si degdeg ah dalka Israa’iil looga iibiyo 14,000 oo xabo oo rasaasta taangiga ah oo ku kacaysa ilaa $106.5 milyan oo doollar, sida uu sheegey maamulka madaxweyne Joe Biden Sabtidii.

Jamal Axmed Cismaan ayaa warbixintan oo VOA qortay inala socodsiinaaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Mareykanka oo degdeg uga iibinaya Israa'iil rasaasta taa