Taliye Cabdi Maxamed Suulnuug oo Muqdisho lagu aasay

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka go’ntahay sii wadista hawlgallada ka dhanka ah al-Shabaab, iyadoo dhowanana ay ciidamadu dib ugu laabteen degaanno ay horey uga soo baxeen.

Hawlgallada ugu dambeeyey ayaa xooggoodu maalmihii laoso dhaafay ay ka socdeen gobolka Mudug, halkaasi oolagu dilay mid ka midah taliyayaasha ciidamada dalwadda oo aaskiisu ka dhacay maanta Muqdishu, sida uu warbixintan kusoo direay Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Duugta taloye Suulnuugg