Mustafe Cagjar oo taageeray is-afgaradkii Itoobiya iyo Somaliland

Mustafe Omar

Maamulka Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa Jimcihi shalay marki ugu horreysay ka hadlay halka ay ka taaganyihiin, is-afgaradki ay dhawaan kala saxiixdeen Itoobiya iyo Somaliland.

Warbixintan waxaa Jigjiga kasoo diray, Maxamed Cabdiraxman Gaataa.

Your browser doesn’t support HTML5

Cagjar oo soo dhaweeyay is-afgaradkii Itoobiya iyo Somaliland