Martida Makrafoonka: Dib u Doorashada Madaxweyne Deni

GAROWE — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa toddobaadkan marti ku ah Siciid Qaas, waxaana uu ku saabsan yahay dib u doorashada Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni. Waxaa soo jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka