Mareykanka oo ku hanjabay cunaqabateyn ka dhan ah Turkiga iyo Ruushka

Dowladda Mareykanka ayaa dardar-gelineysa dadaalladeeda ku aadan dhaqan-gelinta xayiraadaha ka dhanka ah Ruushka. Washington, ayaa dhawaan shaacisay cuna-qabateyn cusub oo ay ku beegsaneyso hey’adaha maaliyadda ee xiriirka ganacsi la leh Ruushka.

Tallaabadaasi ayaa dhici karta in ay dhaawacdo dhaqaalaha Turkiga, oo xiriir ganacsi oo toos la leh Ruushka.

Warbixintan waxaa Istanbul kasoo diray, Dorian Jones. Waxaa soo jeedinayada Nur Hassan Nur.

Your browser doesn’t support HTML5

Cunaqabateynta Mareykanka ee Turkiga iyo Ruushka