Walaac laga muujiyey dembiyada ay galaan dhalinta Soomaalida ee Denmark

Abdirasheed Abdi

Dalka Denmark ayaa sheegtay inay isha ku hayso denbiyada ay galaan dhallinta da’doodu ka yar tahay 18 jir, kaas oo ku soo badanaya dalkaas, waxaana jira da’yar Soomaaliyeed oo iyaguna denbiyadaas iminka si ka badan sidii waayadii hore u gelaya.

Jaaliyada Soomaalida ee Denmark ayaa aaminsan in denbiyadan laga soo maan guuriyey dalka Sweden oo ah wadanka ugu denbiyada badan Iskaandaneefiyanka, gaar ahaan xaafadaha ay degaan dadka ajnebiga ah oo ay Soomaaliduna ku jirto.

Haddaba Abdirasheed Abdi oo ah xildhibaanka deegaanka magaalada Odenso ayaa arrinka uga waramay Wariyaha VOA ee Qaarada yurub Abdihafid Awil Ismail

Your browser doesn’t support HTML5

Dembiyada ay galaan da'yarta Denmark