Gaza: 174 qof oo lagu dilay duqeymihii u danbeeyey

  • Mohamed Olad

Children stand amid the rubble of a building destroyed by Israeli bombing in Rafah in the southern Gaza Strip on January 27, 2024, as battles between Israel and the militant group Hamas continue. (Photo by AFP)

Wasaaradda Caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay maanta oo Sabti ah in 174 qof oo Falastiiniyiin ah lagu dilay 310 kalena lagu dhaawacay weerarrada ay Israel ku heyso Gaza 24-kii saacadood ee la soo dhaafay.

Dhinaca kale waxaa gobolka ka socda dadaal la doonayo in xabad joojin lagu soo dabaalo colaadda.

Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixin ay VOAdu arrintan ka qortay inoo soo koobaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu danbeeyey ee duqeymaha Gaza