Dadka rakaabka ah ee isaga kala goosha waddada u dhaxeysa Muqdisho iyo magaalada Jowhar ayaa dhibaato ku qaba gelista iyo ka bixista magaalada, kadib markii biyihii fataahadda wabiga Shabeelle ay jareen wadadaas.
Wariyaha VOA-da Xuseen Xaasn Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Baledweyne.
Your browser doesn’t support HTML5