UK oo ka fakaraysa inay aqoonsato Falastiin

Xoghayaha arrimaha dibedda ee Britain David Cameron ayaa sheegay in ay u badan tahay in Britain ay u aqoonsato Falastiin wadan madaxbanaan.

Cameron waxa uu soo jeediyey in loo baahan yahay in Falastiin la siiyo dowladnimo, si loo dhiiri geliyo xasillooni ka dhalata gobolka.

Warbxin ku saabsan arrintan waxaa magaalada London ka soo direy Wariyaha VOA ee qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

UK oo aqoonsanaysa Falastiin