Mareykanka oo ku celiyey inuu kasoo horjeedo heshiiska Itoobiya iyo Somaliland

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Maraykanka ayaa mar kale ku celisay mowqifkeeda ku aadan heshiska is-afgarad ee dhexmaray Ethiopia iyo Somaliland, iyadoo sheegtay inay ka welwelsan tahay heshiiskaas.