Xildhibaanno dalbaday in la soo qabto nin xaaskiisa ku gubay Muqdisho

Somalia Ethiopia Somaliland Deal

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta ku dhaliilay hay'adaha amniga in aysan gacanta ku soo dhigin ninkii dilay xaaskiiisa oo lagu magacaabi jiray Luul Cabdicasiis.

Xildhibaannada ayaa sheegay in aan la aqbali karin in wali uu gacanta caddaaladda ka maqan yahay eedaysanaha loona baahan yahay in ay soo qabtaan sida ugu dhaqsaha badan.

Wariyaha VOA, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Xildhbaanada baarlamaanak oo ka hadlay.....

Dhinaca kale, Xildhibaan Maxamud Axmed Maxamed Baafo oo ah xildhibaanka qoyska ay marxuumaddu ka soo jeeddo ayaa la soo xiriiray Idaacadda VOA, waxaana uu u warramay Cabdulqaadir Maxamed Mursal Samakaab.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso wareysi Xildhibaan Baafo