Hargeisa oo laga furay xarunta baadhista Cancer-ka

Hargeysa

Hargeysa

Cusbitaalka guud ee magaalada Hargiesa waxa markii ugu horreysay laga furay xarunta baadhista iyo daweynta kansarka, iyada oo dad ka badan 500 oo qof laga baadhay xanuunka, sida uu VOA u sheegay Dr Cumar Biixi oo ah Madaxa xarunta baadhista iyo daweynta kansarka ee cisbitaalka Hargiesa.

Khadar Maxamed Cakule ayuu ugu waramay Hargiesa maanta oo laga xusay Hargiesa maalinta caalamiga ah ee kansarka.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Xaaladda cudurka Cancerka ee Hargeisa