ECOWAS oo ka hadlay qalalaasaha siyaasadeed ee Senegal

FILE PHOTO: West African leaders gather for Economic Community of West African States (ECOWAS) Head of States and Government meeting in Abuja

Saraakiil ka socota wadamada galbeedka Afrika ee ku bahoobay Dallada ECOWAS ayaa Khamiistii ku kulmay caasimadda dalka Nigeria ee Abuja si ay uga wada hadlaan ka bixitaanka ay ECOWAS toddobaadkii la soo dhaafay ka baxeen wadamada Mali, Burkina Faso iyo Niger.

ECOWAS ayaa sidoo kale ka hadleysa sidii xal loogu heli lahaa mushkilad ka taagan dalka Senegal, halkaasi oo u madaxweynuhu dib u dhigay doorashada.

Timothy Obiezu ayaa warkan ka soo diray Abuja, Maxamed Colaad Xassan ayaa inoo soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dalalka ECOWAS oo ka hadlay dalalka ka baxay ururkaasi iyo xaaladda kacsan ee Senegal