Maxaa sababay hoos u dhaca weerarada Al-Shabaab ee Waqooyi-bari Kenya?

Wasiirka Gaashaandhigga Kenya Aadan Ducaale

Wasaaradda Gaashaandhigga dalka kenya ayaa sheegtay in wadashaqeynta ay la sameysay shacabka ay horseedday hoos u dhaca weerarrada kooxda Al-Shabaab ee gobalka Waqooyi-bari xilli dad badan loo xirxiray wadashaqeyn la tuhmay in ay kala dhaxaysay Al-Shabaab. Wasiirka Gaashaandhigga Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa difaacay hawlgallada laamaha ammaanka ay gobolka ka wadaan. Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan ka soo diray Garissa.

Your browser doesn’t support HTML5

Wadashaqeynta shacabka iyo dowladda ee gobolka W.Bari Kenya