Saameynta qulqulka muhaajiriinta ee doorashada Mareykanka

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden iyo Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump, oo haatan ah musharrax u taagan doorashada sannadkan dhacaysa, ayaa labadooduba isku maalin booqday toddobaadkii hore xadka koonfureed ee Marayanku la leeyahay Mexico.

Arrintan ayaa imaneysa xilli qulqulka dadka muhaajiriinta ah ay qodobka labaad ee la isku hayo ka tahay doorashada sannadkan, marka laga yimaado dhaqaalaha.

Warbixin ay qortay VOA waxaa inoo hayasa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Saameynta qulqulka muhaajiriinta ee doorashada Mareykanka