Falanqeyn ku saabsan khudbaddii Biden

Yabarow

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa xalay jeediyey khudbaddii sannadlaha ahayd ee madaxweynayaasha Maraykanku ay u jeediyaan Labada Aqal ee Koongareeska ee Sanatka iyo Aqalka Hoose ee wakiillada.

Joe Biden ayaa jeediyey khudbad uu kaga hadlay siyaasadda arrimaha dibedda iyo gudaha, waana khudbaddiisii 3-aad ee noocan ahayd tan iyo inyii uu xilka la wareegay Jnauary 2020-kii.

Waxaa sidoo kale aad maqli doontaan jawaabtii uu Jamhuurigu ka bixiyey khudbadda Biden. Ugu dambeynna waxaad maqli doontaan falanqeyn ku saabsan khudbaddaass oo uu sameynayo madaxa Laanta Afka Soomaaliga ee VOA, Cabdiraxmaan Yabarow.

Your browser doesn’t support HTML5

Falanqeyn ku saabsan khudbaddii Biden