Booliska Soomaaliya oo sheegay inay qabteen hub kadib hawlgallo dhacay

Taliyaasha booliska

Booliiska Soomaaliya ayaa maanta faahfahain ka bixiyey hub ay gacanta ku dhigeen kadib hawlgallo dhacay, waxayna sheegay in hubka la qabtay uu ka dambeeyey hoobiyayaal lasoo tuuray xalay.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Booliska Soomaaliya oo sheegay inay qabteen hub