Is-rasaaseyn dhex martay ciidamada Badda India iyo Burcad badeed Soomaali ah

Hijacked Ship

Is-rasaaseyn ayaa shalay iyo xalayba dhex martay ciidanka badda Hindiya iyo koox buracad badeed Soomaali ah oo qafaal ku haysata markabka ganacsi ee lagu magaacaabo MV Ruen.

Markabkan ayaa burcadda Soomaalida ah u afduubnaa tan iyo bartamihii bishii December ee sannadkii hore 2023-ka, kuwaas oo ka soo afduubtay Badda Cas.

Sii hayaha wasiirka dekadaha Puntland ahna wasiirkii hore dekadaha Puntland Axamed Yaasiin Saalax ayaa weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac waxaa uga warramay xaaladda markabka iyo sida weerarku u dhacay.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso wareysiga wasiirka dekedaha ee Puntland