Wareysi: Soomaalida iyo xanuunada ku dhaca Ilkaha iyo afka

Sannad walba, 20-ka Maarso waxaa dunida laga xusaa maalinta caafimaadka afka iyo ilkaha, si kor loogu qaado wacyiga bulshada ee la xiriira caafimaadka afka iyo ilkaha.

Hadaba saameynta xanuunada afka iyo ilkaha ay ku hayaan bulshada Soomaaliyeed iyo sida looga feejignaan karo, ayaa wariyaheena Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste wuxuu ka wareystay Dr. Suldan Cabdi Isxaaq oo ka mid ah dhaqaariita ku taqasustay xanuunada ku dhaca afka iyo ilkaha, kaas oo ka howlgala Isbitalka Diamond Dental ee magaalada Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Soomaalida iyo xanuunada ku dhaca Ilkaha iyo afka