Dunida oo laga xusay maalinta caalamiga ah ee gabayga

Sannad kasta 21-ka Maarso oo shalay ku beegnayd waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Gabayga. Soomaaliya waxaa lagu naanaysaa waddankii gabyaaga.

Haddaba doorka gabayga iyo gabyaaga ee Soomaalida ayaan Harun Macruf ka wareystay Abwaan Xirsi Dhuux Maxamed Weheliye, Guddoomiyaha Golaha Abwaannada.

Your browser doesn’t support HTML5

Dunida oo laga xusay maalinta caalamiga ah ee gabayga