Amuuraha Islaamka: Digniinta Mareykanka ee duullaanka Israel ee Rafax

Barnaamijka Amuuraha Islaamka ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa; Israa'iil oo sheegtay inay ka go'an tahay inay gasho Rafax, xilli Mareykanku uga digay tallaabadaas.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Islaamka