New York —
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Isniintii ku baaqay in magdhow laga bixiyo ka ganacsigi dadka la addoonsadey ee laga soo gudbiyay badda Atlantic-ga, si wax looga qabto dhaxalka ay arrintasi ku reebtay bulshad hadda oo ay ka mid tahay cunsiriyad ka jirta nidaamyada.
Warbixintan oo ay qortey Reuters waxa soo koobaya Jamaal Axmed Cismaan.
Your browser doesn’t support HTML5