Soomaaliya oo sheegtay in muddo ka yar laba sano ay kusoo saareyso shidaal

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in muddo ka yar laba sano ay kusoo saari doonto shidaalka dalka oo qodistiisa ay bilaha soo socda billaabayaan.

Hadalkan ayaa imanaya ayada oo Golaha Wasiirrada ee Soomaaliya ay ansixiyeen heshiis is-afgard ahoo ku saabsan soo saarista shidaalka iyo Gaaska, kaasoo Soomaaliya ay la gashay dowladda Turkiga.

Warbixin arrinkaasi ku saabsan waxaa noo haya Cabdulqaadir Samakaab.

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda oo sheegtay inay laba sano kusoo saareyso shidaalka