Xaaladda amni darro ee waddanka Haiti oo ka dartay

Haiti Violence

Xaaladda amniga ee dalkaais Haiti ayaa kasii daraysay, iyadoo aysan muuqanin xilliga ciidamo caalami ah oo ay hoggaaminayso Kenya ee la geeyo dalkaasi.

Qaramada Midoobay ayaa ku tilmaantay xaaladda dalkaasi mid masiibo ah, iyadoo dadka kaoso qaxaya iska horimaadyada hubaysan iyo sharcidarrada ay qaxooyi ahaan qaarkood u imanayaan dalkan maraykanka.

Warbixintan waxaa qortay VOA.

Your browser doesn’t support HTML5

Xaaladda Amni ee Haiti oo ka darta