Maraykanka oo cunaqabatayn kusoo rogay shirkado Ruush iyo Afrikan ah

RUSSIA-AFRICA/FORUM

Dowladda Maraykanka ayaa cunaqabatayn kusoo rogtay shirkado xiriir la leh Ruushka, waxaana uu ku eedeeyay shirkadahaasi inay qayb ka yihiin dhaqdhaqqyada sharciga ka baxsan ee uu Ruushku ka wado Afrika, sida ay sheegtay dowladda Maraykanka.

Sababaha ka dambeeya cunaqabtaynta iyo loolaalanka Maraykanka iyo Ruushku ay ku loolamayaan Afrika, waxa warbixintan ku faahfaahinaya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Ruushka iyo Afrika