WASHINGTON — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, wuxuu todobaadkan ku saabsanyahay, xiisadaha siyaasadeed ee Soomaaliya kasoo wajahay gudaha iyo dibadda.
Waxaa marti ku ah Prof. Afyare Abdi Elmi, oo ah cilmi-baare iyo bare sare oo ka tirsan Jaamacadda City Univercity of Mogadishu.
Barnaamijka waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya, Nur Hassan Nur.
Your browser doesn’t support HTML5