Midowga Yurub oo ansixiyey sharci la xiriira tahriibka

Your browser doesn’t support HTML5

Sharci dejiyayaasha Midowga Yurub ayaa ansixiyey sharci cusub oo lagu maareynayo muhaajiriinta soo galaya dalalka ururka.