QM oo ka falcelisay dalabkii dowladda Soomaaliya

Dawladda Soomaaliya ayaa ka dalbatay Qaramada Midoobay in albaabada la iskugu dhufto xafiiskeeda siyaasadda ee Soomaaliya ee loo yaqaan UNSOM. Arrintaas ayaa af-hayeen u hadlay Qaramada Midoobay uu VOA u sheegay inaysan lama filaan ku noqonin.

Haaruun Macruuf ayaa warbixintan inoo haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso wareysiga Af-hayeenka QM ee Soomaaliya