Fallanqeynta shirka Golaha Wadatashiga

Your browser doesn’t support HTML5

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada ayaa maanta ka furmay Muqdisho. Haddaba waxa laga filan karo shirka waxaan ka wareysanay Dr. Maxamuud Maxamed Culusow, oo horey usoo noqday musharax madaxweyne.