Doorashada Mareykanka iyo Afrika

Your browser doesn’t support HTML5

Fallanqeeyayaal ayaa sheegay in musharraxa ku guuleysta doorashada Maryakanka ee bisha November uu wajihi doono caqabad ku aadan sidii u soo celin laha saameyntii iyo sharaftii uu Maraykanku ku lahaa Qaaradda Afrika. Warbixintan waxaa diyaariyey Anita Powell, Falastin Ahmed Iman ayaa inoo heysa