Maraakiibta oo looga digay xeebaha Soomaaliya

Your browser doesn’t support HTML5

Xarunta ammaanka badda ee geeska Africa ayaa soo saartay digniin deg deg ah oo ay u dirtay maraakiibta shixnadaha maraya baddaha Soomaaliya, xili burcad badeed la aaminsan yahay inay Soomaali yihiin ay la wareegeen doon kuwa kaluumaysiga ah.