Barakacayaasha dunida oo gaaray 75.9 milyan

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaallada iyo rabshadaha ayaa kordhiyay tirada barakacayaasha caalamka, oo haatan gaadhay 75.9 milyan oo qof. Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.