Beelo ku dagaallamay Wanlaweyn oo xabbad-joojin la dhex dhigay

Baydhaba

Maamulka Koofur Galbeed ayaa heshiis nabadeed dhex dhigay beelo ku dagaalamayay Degmada Wanlawayn ee Gobalka Shabeelaha Hoose.

Warbixintan waxaa Baydhaba ka soo diray Muqtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

dib u hehiisiintaa beelaha