Biden iyo Trump oo ku heshiiyey laba dood

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo Donald Trump ayaa ku heshiiyay Arbacadii shalay inay yeeshaan laba dood oo la qaban doono bilaha June iyo September. Maxamed Colaad Xasan ayaa faah-faahinaya.