Dhaqaalaha iyo doorashada Mareykanka

Your browser doesn’t support HTML5

Arrinta dhaqaalaha ayaa ah mid ka mid ah qodobada ugu muhiimsan ee ololaha doorashada madaxweynaha Mareykanka. Warbixintan oo uu diyaariyey Scott Stearns waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandheere.