Dhibaayooyinka laga dhaxlo hurdo la'aanta

People enjoy a nap while attending the World Sleep Day event at the Monumento a la Revolución in Mexico City, Mexico, on March 15, 2024. (Photo by Rodrigo Oropeza / AFP)

Hurdada ayaa ka mid ah waxyaabaha dabiiciga ah ee uu ALLAH ku galladeystay bani'aadamka. Hurdadu waxay maskaxda ka caawisaa in ay si wanaagsan u shaqeyso.

Khubarrada caafimaadka ayaa ka digay in hurda yaridu ama hurda la'aantu ay qofka ku keeni karto xannuuno uusan horay u qabin. Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa diyaarisay, Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta.m4a