Washington —
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa Talaadadii shalay kala hadlay taliyaha ciidamada Sudan General Abdel Fattah al-Burhaan baahida loo qabo in la soo afjaro dagaalka ka socda Suudaan, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka.
Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa inoo haya Xuseen Barre Aden.
Your browser doesn’t support HTML5