Darawallada Soomaalida ee Minnesota

Your browser doesn’t support HTML5

Darawallada Soomaalida ee taksiyada UBER iyo Lyft ayaa soo dhaweeyay sharciga kor u qaadaya lacagihii ay qaadan jireen, kaasi oo uu si rasmi ah dhaqan galkiisa u saxiixay guddoomiyaha Minnesota.