Culimada Waqooyi-bari Kenya oo ka walaacsan qaadka

Culuma'uddiinka iyo waxgaradka magaalooyinka Garisa, Wajeer iyo Mandhera ayaa sheegay in ay ka walaacsanyihiin dhibaatada uu bulshada ku hayo qaadka.

Waxay ugu baaqeen hogaamiyaasha maamullada gobolka Waqooyi-bari in ay joojiyaan ka ganacsiga qaadka ee deegaannada Soomaalida. Warbixintan waxaa Garisa kasoo diray, Maxamed Farax Shire.

Your browser doesn’t support HTML5

Culimada Waqooyi-bari Kenya oo ka walaacsan qaadka