Soomaaliya oo xal u raadineysa wararka been abuurka ah
Your browser doesn’t support HTML5
Dowladda Soomaaliya ayaa haatan isku daysa sidii ay u wax-uga-qaban lahayd saameynta wararka been abuurka iyo baraha bulshada oo fara ba’an ku haya Soomaaliya.