Kiiska $120,000 ee Minnesota

Your browser doesn’t support HTML5

Hay’addaha amniga ee gobolka Minnesota ayaa xabsiga dhigay, isla markaana la wareegay taleefonnada gacanta ee dhammaan toddobo qof oo Soomaali ah iyagoo la baarayo cidda ka danbeysa in lacag laaluush oo $120,000 ah la geeyo guriga mid ka mid ah xeerbeegtida dacwadda loo haysto dadka.