Sudan: Weerar ay fuliyeen RSF oo lagu dilay 100 qof

Your browser doesn’t support HTML5

Guddi u dhaqdhaqaaqa dimoqraadiyadda Suudaan ayaa sheegay in "ilaa 100 qof ay ku dhinteen” tuulo ay weerareen ciidamada RSF.