Mareykanka oo riixaya xabad-joojin ka dhacday Gaza

Your browser doesn’t support HTML5

Mareykanka ayaa ku baaqaya in Golaha Ammaanka uu u codeeyo qaraar ku baaqaya in Xamaas ay aqbasho xabad-joojin ka dhacda Gaza.