Ciidamada Soomaaliya iyo Jubaland oo deegaan qabsaday

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Jubaland ayaa Al-Shabaab ka qabsaday deegaan muhiim ah oo ku yaalla duleedka Kismaayo.