Hal-ku-dhigyada ololaha doorashooyinka Mareykanka

Ololeyaasha madaxweynanimada Mareykanka ee xilligan casriga ah ayaa ah wax soo saar warbaahineed oo weyn, oo ay wehliyaan isu soo baxyo waaweyn, xayaysiimo xamaasad leh iyo balaayiin dollar oo kharash ah oo lagu bixiyo ololaha.

Laakiin ka dib marka la dhammeystiro tirinta codadka, waxaa maskaxda dadka ku sii nagaada ayaa u badan erayo kooban oo ah hal ku dhigyada ololaha kuwaasi oo lagu xardhay boorarka doorashada, funaanadaha iyo koofiyadaha.

Warbixin sharraxaad ah oo uu arrintan ka diyaariyay Alex Gendler waxaa noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Hal-ku-dhigyada ololaha doorashooyinka Mareykanka