Blinken oo baaq u diray Xamas

Your browser doesn’t support HTML5

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Anthony Blinken ayaa ugu baaqay Xamaas inay si buuxda u oggolaato heshiiska xabbad-joojinta.