Madaxweyne ku-xigeenka Malawi oo ku dhintay shil

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne ku xigeenka Malawi, Saulos Chilima, ayaa ka mid ahaa 10 qof oo ku dhintay diyaarad yar oo milateri oo ku burburtay dhul buuraley ah oo ku yaalla waqooyiga dalkaasi.