IMF iyo Kenya oo maanta gaaray heshiis cusub

Your browser doesn’t support HTML5

Sanduuqa Lacagta Adduunka ee IMF iyo Kenya ayaa maanta gaaray heshiis u gogol xaaraya in Kenya la siiyo lacag dhan 976 milyan oo dollar.   Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa warbixintan kooban noo haya.