49 qof oo ku dhintay doon ka baxday Soomaaliya

Your browser doesn’t support HTML5

QM ayaa sheegtay in 49 tahriibayaal ah oo Soomaali ay ku jirto ay dhinteen in ka badan 140 kalena la la’yahay kadib markii dooni ay la socdeen oo Soomaaliya ka timid ay ku dagtay xeebaha Yemen.